Madaxweyne Deni oo Wasiirka Maaliyada ka joojiyay Lacagihii

Kala xanaaqii Madaxweyne Deni iyo Wasiirkiisa Maaliyada waa fogaaday,waana ka weyn yahay inta la filayay.

Deni,waxuu Warqad kharash joojin ah udiray Bangiyada ay Dowladu ku leedahay Akoomada.

Salaam Bank oo ay Dowladu ku leedahay Akoon,ayuu damcay Xasan in uu Lacag kala baxo,isagoo Sacuudiga jooga,waase usuuroobi wayday.

Kadib,waxuu la xiriiray Bangiga xaruntiisa ,waxaana loo sheegay in Madaxweynuhu Warqad soo gaar siiyay.

Xasan,waxuu ku khasbanaaday in uu soo gaabiyo joogistiisii Sacuudiga oo Sweden iska soo aado.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading