Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa sheegay in Shacabka Puntland ay noqdaan wada Ciidan, si looga adkeeyo dowladnimada, loogana adkaado kuwa ku howlan dhibaateynta nabadda iyo hormarka deegaankooda.
Madaxweyne Said Abdullahi Deni ayaa sheegay in looga baahan yahay Shacabka inay si dhow ula shaqeeyaan Ciidanka, ayna ku wargaliyaan falalka kuwa ku howlan falalka amaan darro, isagoona faray Ciidanka inay la falgalaan shacabka, ayna u dhawaadaan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.