Madaxweyne Deni “Waan aqbalaynaa natiijada kasoo baxda doorashada” (VIDEO)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, oo saxaafadda kula hadlay magaalada Qardho ayaa sheegay in Xukuumadda uu hoggaamiyo ay aqbalayso natiijo kasta oo kasoo baxday doorashada hordhaca ah ee shacabka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ay kusoo dooranayaan Golaha deegaanka.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay inay tahay markii ugu horeysay ee uu abid codkiisa dhiibto, uuna ku faraxsan yahay, waxaana uu ugu baaqay shacabka inay muujiyaan dulqaad ayna sii adkeeyaan safafka inta ay ka go’aaminayaan masiirkooda.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading