Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullahi Deni ayaa ka hadlay fashilka ku yimid shirkii Afisiyooni, isaga oo mas’uuliyadisa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweyne Deni oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in xal doorasho ee Dalka ay ku jirto in loo caqli celiyo Farmaajo.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.