Kulan u dhexeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah DFS ayaa ka socda xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Kulanka oo ku bilowday Qado-sharaf ayaa qaatay saacado badan, isagoona u badan Is-xogwareysi iyo in la dhameeyo madmadowga Guud ee ka dhexeeya dhinacyada.
Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.