Madaxweynaha dowlada Fadaraalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafti uu hogaaminayo ayaa u anba baxay dalka Imaaraadka Carabta.
Safarka Madaxweynaha ayaa ah kii labaad ee ku aado Dalka Imaaraadka.
Arimaha ugu muhiimsan ee ay kawada xaajoon doonaan Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Imaaraadka ayaa ah..
1.Arrimihii Khaliijka
2.Heshiis labada dhinac iyo is cafis dhexmara.
Booqashadan ayaa wararka kasoo baxayaa waxay sheegayaan in Madaxweyne Farmaajo codsaday booqashada iyo kulankaba.
La soco wararkayaga danbe iyo socdaalka Madaxweynaha.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.