Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Guddi Khubaro ah u saaray oo soo qiimeeya Xaaladaha ay ku suganyihiin, kiisaska ay ku eedeysanyihiin iyo tirada Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.
Halkaan Hoose ka Akhriso
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.