Madaxweyne Farmaajo oo jabuti uga sii gudbay dalka Turkiga

Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan dalka Turkiga halkaas uu kaga qeyb gali doonaan caleyma saarka Madaxweyne Erdogan oo markale loo doortay xilka Madaxweynenimo ee dalkaasi.
 
Caleyma Saarka madaxweynaha Turkiga ayaa la filayaa inay dhacdo maalinta berri ah waxaana ka qeyb gali doono madax kala duwan oo ka socda wadamada saaxibtimada ay kala dhaxeyso Turkiga.
 
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maalmihii dambe booqasho ku joogay dalka Jabuuti ayaa halkaas ugu sii gudbay wadanka Turkiga.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading