Video:-Madaxweyne Farmaajo oo soo gaaray Garowe

Waxaa goor dhawyd soo degay Madaxweynaha Dowlada Fadaraaliga ah ee Somaliya Maxamed Farmaajo iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo.

Garoonka diyaaradaha caasimada waxaa kaga hor tagay oo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlada Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo qaar kamid ah masuuliyiinta labada gole ee Xukuumada.

Maalinka beri ah,ayaa la filayaa in uu si rasmi ah ufurmo shirka Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka iyo Dowlada dhexe.,hoos ka daawo muuqaalka.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2177742458974654&id=410523355696582

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading