Madaxweyne Farmaajo oo udhoofay dalka Shiinaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa Goordhaweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,
 
Madaxweyne Farmaajo ayaa ku sii wajahan dalka shiinaha halkaasi oo kaga qeyb galayo shirka ay yeelanayaan madaxda Africa iyo madaxweynaha shiinaha.
 
Madaxweyne Farmaajo ayaa casuumad rasmi ah ka helay madaxweynaha dalka shiinaha.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading