Madaxweyne Farmaajo si rasmiya xilkii uga qaaday hanti dhawraha qaranka

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ayaa soo saaray Xeer Madaxwayne oo uu ku aqbalay xilka qaadistii Hanti dhawrka ee Golaha Wasiirada ku sameeyeen.

 Sidoo kale Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa wuxuu si rasmi ah xilka kaga qaaday Hanti dhowrkii Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax.
Hase ahaatee, hanti dhowrka guud ayaa xil ka qaadista lagu sameeyay ku gacan seyray isagoo sharci daro ku tilmaamay qaabka loo maray xil ka qaadistiisa.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading