Madaxweynaha Maamulka Puntland Ayaa Goor Dhaweyd Gudoomiyaha Gobolka Sool U Magacaabay Abuukar Cabdi Geele Bilidhig A Gelle,
Billidhig,ayaa ah masuul dhalinyaro ah oo leh aqoon iyo karti uu ku hogaamin karo Gobolkaas muhiimka ah.
Balidhiig aya ahada ku sugan gudaha Gobolka Sool qaybna ka ah hawlgalak dib u xoarynta Laascaanood.
Halkan ka akhriso wareegtada:-

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.