Madaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta kusii jeeda Magaalada Gaakacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Madaxweynaha oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Dalka Itoobiya ayaa halkaas kaga qaybgalay shirweynihii caalamiga ahaa ee TanaForum.
Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa si weyn looga diyaar garoobay Magaalada Gaalkacyo.
Lasoco wararkayaga danbe
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.