Madaxweyne Guudlaawe “Majiri doonto in musharax gaar ah loo xiro Aqalka Sare” (VIDEO)

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ka hadlayay Munaasabada furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in waqtiga ugu badan uu ku bixiyay Arrimaha Doorashooyinka si dalka ay uga dhici lahayd Doorashooyin daah furan.

Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudanayaasha Baarlamaanka iyo shacabka Hirshabeelle u balan qaaday in muwaadin walba oo xaq leh buuxiyana shuruudaha looga baahan yahay musharaxnimo lagu soo dari doono liiska Musharaxiinta Aqalka sare.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading