Madaxweyne Guudlaawe oo magacaabay Gole Wasiiro oo 70-gaaraya

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe,ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 81-Xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Ku-xigeen iyo 27 Wasiiru Dowle.

Magacaabidda Golaha Wasiirada Hirshabelle,ayaa qaadatay muddo labo sano ah, tan iyo markii Madaxweyne Cali Guudlaawe la doortay dhammaadkii sanadkii 2020.

Waxaana muddadaas shaqeynayay Wasiiradii Maamulkii Madaxweyne Waare iyo xubno kooban oo isku shaandheyn lagu sameeyay.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading