Madaxweyne Guudlaawe oo magacaabay Wasiiro cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladd Gobaleedka Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa Maanta Magacaabay Saddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiiradda Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa.

Wasiirada uu magacaabay Madaxweyne Guudlaawe ayaa kala ah

1. Maxamed Cumar Ceymoy Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka.

2. Xil. Saalax Maxamed Xasan Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta.

3.Xil. Saadaq Salaad Warsame Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading