Madaxweyne Karaash oo hoygiisa ku booqday Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ayaa hoyga uu ka deggan yahay degmada Ufayn ku booqday Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax Beeldaaje Maxamuud oo kamd ah isimmadda dhaqanka Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland ayaa Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax Maxamuud uga mahad celiyay soo dhawayntiisa iyo hadyadda uu guddoon siiyay, waxa uu bogaadiyay sida uu u garab taagan yahay hannnaanka dimuqraadiyadda Puntland oo dowladani muhiimad gaar ah siinayso.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading