Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti uu hoggaaminayo,ayaa goordhoweyd kasoo ambabaxay Dalka Jabuuti,iyagoo kusoo eeda Garowe caasimada Puntland.
Madaxweynaha iyo waftigiisa,ayaa waxaa sagootin heerkeedu sareeyo loogu sii sameeyay garoonka diyaaradaha ee Caasimadda Jabuuti.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.