Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo gaaray Qardho (Sawirro)

Wafti uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa gelinkii hore ee Saaka soo gaaray Magaalada Qardho. Madaxweynaha waxaa ku weheliyay safarkiisa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland.

Maamulka Gobolka Karkaar iyo Kan Degmada Qardho ayaa soo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka iyo Waftigiisa. Waxa uuna si rasmi ah u daahfuri doonaa shir dib loogu eegi doono mashaariicda adeeg baahinta Baahsan ee Dawlada Hoose iyo Dawlada dhexe ay isaga kaashadaan. Waxaana sidoo kale mashaariicdaan dhaqaale ku taageera hay’adaha deeq bixiyaasha ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading