Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland “Annaga iyo Ragga Muqdisho jooga Dastuur baan..” (VIDEO)

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa ka hadlay xaalada Gobalka Gedo iyo is-dhiibistii Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Cabdirashiid Janan uu ahaa shaqsi, uusana waxba ka bedeli doonin xaalada Gobalka Gedo, isagoo intaas ku daray in Jubbaland iyo Madaxda Dowladda Federaalka ee muddo-xileedkoodu dhamaaday aysan isku heyn shaqsi ee ay isku hayaan Dastuur.

“Annaga iyo ragga Muqdisho Jooga qilaafka inoo dhexeeya waa mid dastuuri ah ma ahan mid ciidan iyo qof shaqsi ah ku xiran” ayuu yiri Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading