Madaxweyne kuxigeenka Puntland “Waxaan rajeynaynaa in KAAH guul ka gaaro doorashada” (VIDEO)

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa sheegay inay rajeynayaan in Urur Siyaasadeedka Xukuumadda ee KAAH uu guul ka gaaro doorashooyinka hordhaca ah ee ka soconaya degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn, taas oo shacabku ay kusoo dooranayaan xubnaha ku matalaya Golaha deegaanka.

Sidoo kale, Madaxweyne Karaash ayaa xusay in Xukuumadda Puntland ay xaqiijisay hirgalinta mid ka mid balan qaadyadii shacabka Puntland ay u samaysay, isagoona boggaadiyay Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland iyo howl wadeenada kaleba shaqada ay hayaan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading