Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.
Madaxweyne Laftagareen ayaa kulan la qaatay Maamulka, Waxgaradka iyo Bulshada degmadda Waajid, kuwaas oo uu kala hadlay xaaladooda Nolaleed.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.