Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa magacaabay Guddi baaris kumeel-gaar ah ku sameeya kiiska caruurta lagu dilay Magaaladda Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed.
Guddigan oo ka kooban 9 xubnood ayaa Madaxweyne Laftagareen faray inay natiijo dhab ah ka keenaan Kiiskii lagu dilay Labada carruurta ah ee ka dhacay Baydhabo 7 bishii April ee sanadkan.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.