Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxwayne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Jubbaland ahna Ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa waxaa lagu Magacaabay Sadex Garsoore oo qayb kanoqondoona garsoorayaasha kahawlgala Degaanada Jubbaland.
Magacaabista garsoreyaashan ayaa qayb ka ah xoojinta Adeega garsoorka Jubbaland.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.