Video:-Madaxweyne Mustafe iyo wefti uu hogaaminayo oo soo gaaray Garowe

Madaxweynaha Dhulka Somalida ee Gumaystuhu ugacangeliyay Itoobiya iyo wefti uu hogaaminayo oo soo gaaray Garowe.

Weftiga,ayaa qayb ka ah Marti Sharafta ka qaybgalaysa maalinka Beri foog ah xarigjarka Dekeda caalamiga ah ee Garacad.

Madaxweyne Mustafe iyo weftigiisa,ayaa caawa ku hoyana caasimada Garowe.

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading