Madaxweyne Mustafe oo sagootiyay Ciidamo Mileteriga Itoobiya ah oo galaya Somaliya

Madaxweyne Mustafe waxuu soo sagootiyay Maanta Guutooyin Ciidamada Mileteriga Itoobiya ah oo usoo talaabaya gudaha Somaliya,gaar ahaan Bay iyo Bakool.

Weerarkii Shabaab,waa la filayay in uu ahaa mid wax kale ka danbeeyaan oo la qorsheeyay.

Magaalooyinka ay si buuxda utagi doonaan Ciidamada Itoobiya,waxaa ku jirta Baydhabo oo hada fariisin u ah maamulka Koonfur-galbeed.

Dowlada Itoobiya waxay soo saari doontaa maalmaha soo socda Warqad ay ku sheegayso in amaankeedu khatar ku jiro oo ay ka hawlgalayaan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading