Madaxweyne Deni oo dib ugu soo Guryo noqday Puntland

Garoowe: 17 April 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqnaa dalalka Ethiopia, Kenya iyo Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa maanta Dalka dib-ugu-soo laabtay.

Waxaa Madaxweynaha Dowladda Puntland kusoo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee caasimadda Puntland ee Garoowe General Maxamed Abshir, Madaxweyne Ku-xigeenka DPL Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Masuuliyiinta Goleyaasha Dowladda Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal, kan Degmada Garoowe , Saraakiisha Ciidanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada caasimada Puntland.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading