Madaxweyne Qoor-qoor oo fariin udiray Villa Somaliya

“Kooxna kaligeed si gaar ah uma fulin karto waxa saxda ah ee isla ogol iyo wadatashi,ayaa loo baahan yahay”Ayuu yiri Madaxweyne Qoor-qoor.

Isagoo sii hadlaya,ayuu markale yiri…

“4-tii sano sano in mar doorasho dhacdo waa dhaqan hirgalay oo keenay kalsooni iyo dib udhis”

Hadaladan waxay fariin toos ah iyo mid dadban utahay madaxda Fadaraalka ee Villa Somaliya.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading