Xaflad ballaaran oo lagu soo dhaweynayey Madaxweynaha Galmudug ayaa caawa lagu qabtay Magaaladda Istanbul ee dalka Turkey-ga.

Xafladdan waxa soo agaasimay jaaliyadda Soomaaliyeed eeTurkey, waxsana kasoo qeyb- galay Madaxweynaha Galmudug mudane: Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynihii hore Galmudug Mudane: Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo dadweyne fara badan.
Xigasho:-Galmudug State House.




Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.