Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray magaalada Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaarie iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray koonfurta magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Maamulka Degmada iyo saraakiisha amniga ee Gobolka Mudug iyo masuuliyiin kale.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Idilnews, in Madaxweyne Qoorqoor uu booqan doono deegaanka Wisil ee Gobalka Mudug oo ay dhowaan Kooxda Al-Shabaab ku qaaday weerar sababay dhimashada ilaa 40 Ruux oo isugu jira Askar iyo Shacab.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading