Madaxweyne Qoorqoor oo gudbiyay xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee laga sugayay

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaarie ayaa u soo gudbiyay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble liiska xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay.

Xubnaha la soo bedelay ayaa ah afar xubnood oo ku jira Guddiyada heer Dowlad Goboleed SEIT iyo xubin Xalinta Khilaafaadka.

Guddiga SEIT

1- Yahye Cismaan Gedi
2- Mahad Abdullahi Mahamud
3- Hawo Adan Yare Culusow

Guddiga Xalinta Khilaafaadka

4- Ayan Abdirahman Mahamud

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading