Madaxweyne Qoorqoor oo kasoo degay magaaladda Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Ahmed Abdi Kaarie, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho kadib safar kooban oo uu ku tagay dalka dibadiisa.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyey Gudoomiye Ku xigeenka labaad BFS, Qaar ka mid ah Golaha wasiirada XFS, xildhibaanada labada aqal ee BFS iyo masuuliyiin sare oo heer Federaal iyo Heer Galmudugba ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading