Madaxweyne QoorQoor oo magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, ayaa wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa ugu magacaabay Cusmaan Macallin Xasan Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug.

Cusmaan Macalin ayaa ah aqoonyahan xirfad dheer u leh arrimaha maamulka & horumarinta Dhaqaalaha. Isagoona kasoo shaqeeyay dalka iyo dibadaba, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Galmudug.

Cusmaan Macallin Xasan, Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading