Madaxweyne Waare oo digniin adag u diray Xildhibaanada BJFS (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, oo khudbad ka jeediyay xiritaanka Dhuusamareeb ayaa uga digay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inay wareejistaan kursigooda.

“Xildhibaanada magaalada jooga oo aan aragnay ama hada intan fadhiya iyo kuwa xamar bay ka codeynayaan la lee yahay marka la isku darro tiradii xogaa iga khaldantay oo Baarlamaankii tiradiisii xogaa wareer iga gashay, laakiin si kasta ha ahaatee Xildhibaanadu waa Xildhibaanadeenii kaliya waxaa la idinka rabaa ogaada Xildhibaankii kursigiisa dhabarka saarta kalsooni daro awgeed haku bishaareesto masoo noqonaayo” ayuu yiri Madaxweyne Waare


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading