Madaxweyne Waare oo xil ka qaadis & magacaabis sameeyay (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamee Cabdi Waare ayaa Xilkii Ka qaaday wasiirkii biyaha Iyo Tamarta Hirshabelle Mudane Saalax Maxamed Xasan, waxaana xilkaasi Wasaaradda Biyaha Iyo Tamarta loo magacaabay Xildhibaan Shuayb Abdikarim, waxaana sidoo kale wasiiru dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle loo Magacaabay Xildhibaan Yuusuf Axmed Yalaxow.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading