Madaxweyne Xaaf oo ku dhawaaqay inuu kala laabtay DFS wakiilashadii (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta oo ay taariikhdu aheyd 29 sep 2019 waxa uu kala laabtay wasaarada arimaha gudaha ee Dowlada Federaalka waraaqdii wakiilashada aheed ee uu u wakiisha in ay ka shaqeyso wasaaradu arimaha dib u hishiisiinta wasaaraduna aysan u marin wadadii loo baahna

Waxa uu waxgaradka iyo siyaasiyiinta reer Galmudug ugu baaqay in ay ka tashtaan sidii loo dhisi lahaa Galmudug oo dhanyahay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading