Madaxweyne Xaaf oo soo gaaray Garowe

Madaxweynaha Maamulka GALMUDUG Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa soo gaaray Garowe goor dhawayd.

Garoonka diyaaradaha ee caasimada bilicda badan ee Jeneral Maxamed Abshir,waxaa kaga hor tagay Madaxweyne Deni iyo xubno kale oo ka mid Dowlada Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading