Madaxweyne Xasan oo markale safar ubaxay,isagoo Gacantu uduuban tahay

Waa markale iyo Shir,isagoo Gacantu uduuban tahay Madaxweyne Xasan.

Shirka isbadalka Cimilada,waxaa ku filnaa heer Wasiir,hadii laga fursan waayana Ra’isalwasaare,balse majirin baahi MW xanuunsan soo khasbi karta.

MW Gacantu uduuban tahay oo aan Timaha iska jarin iyo fadeexada ka dhacday Safaarada Qatar,waxay udanbeeyeen ilhaamooyinka ku dhacaya Dowladnimada Somaliyed mudada 2-Sano ku dhow ee Xasan hogaaminayo.

Xaqiiqdii waa nasiibdarro weyn hab dhaqanka MW Xasan.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading