Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka qayb-galaya Xafladda qalin jabinta dufcaddii labaad ee Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay.
Madaxweynaha,ayaa ka mid ah Ardayda sanadkan ka qalin jabiyay Jaamacadda.
Madaxweynaha,ayaa qaadanaya shahaadada sare “PhD” ee cilmiga Nabadda, Maamul wanaagga iyo Horumarinta.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.