Madaxweyne Xasan oo soo gabagabeeyay booqashadiisii Koonfur-galbeed

Socdaalkii Baydhabo ee Madaxweynaha Janhuuriyada,waxuu kusoo idlaaday Guul.

Maamulka Koonfur-galbeed ka arimiya xiligan iyo kan Fadaraalku way isa soo afgarteen..

Madaxweyne Laftagareen,waxaa loo xaqiijiyay in aan dib loo laabanayn oo aysan dhici doonin,waxii dhacay oo kale 4-tii sano ee lasoo dhaafay.

Caleema saarka,ayaa lagu balamay oo kadib uu dhici doono Shirka Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

Garoonka diyaaradaha Baydhabo,ayuu kusoo sagootiyay Madaxweyne Laftagareen weftigii Fadaraalka ee uu hogaaminayay Madaxweyne Xasan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading