Madaxweyne Xasan oo Taleefoon kula hadlay Madaxweyne Deni kana Tacsiyeey dhacdada Bosaso

Madaxweyne Xasan oo qaaday laba talaabo oo uu kaga jawaabayo dhacdadii Garoonka Bosaso.

1.Waxuu amar ku siiyay Sacdiyo inaysan Saxaafad danbe ka hadli karin.

2.Waxuu Taleefoon kula hadlay Madaxweyne Deni,waxuuna ka Tacsiyeeyay Dhimashadii iyo Dhaawacii dhacay,waana balameen.

Waa ku mahadsan yahay Madaxweyne Xasan talaabooyinkiisa.

Waxa haray waa talaabada sharci marinta ah ee Sacdiyo laga qaadayo .

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading