Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray hamigiisii

Xasan Shiikh waa hogaamiye mudo dheer isa soo diyaariyay soona diyaarsaday Dad.

Ra’isalwasaaraha Maanta uu magacaabay mudo ku dhow 20-sano ka hor,ayuu ka mid ahaa Bahdii uu Waxbarashada hogaamiyaha ugu soo ahaa.

Waxaa la sheegayaa Dugsi Quraan in uu kasoo bilaabay Xamse ilaa heer uu Maanta yahay ra’isalwasaaraha Jamhuuriyada.

Xasan,waxuu helay waxii uu ku haminayay markale Labadii Xaafiis ee Dalka ugu sareeyay,isagaa wada maamulaya,waana iskugu toostay.

Hawsha ugu weyn ee utaala waa in uu ufakaro sida saxda ah oo Umadan uga tago dhaxal waxna kusoo kordhiyo dib udhiska Dowladnimadooda.

4-sano kadib Somali heshiis ah oo nidaamkeedu horay usocday,ayaan ka filaynaa Xasan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading