Madaxweyne Xasan Shiikh Oo si adag ula hadlay Sacdiyo Salaad

Sadex arimood oo aad igu samaysay kaa yeeli mahayo,ayuu ku yiri Xasan Shiikh.

1.Wiilkaad iikeentay,ayaan kaaga dhigay Wasiir isla habeenkiina waxaad ku khasabtay in uu iscasilo,waxayna igu noqotay waji gabax foolxun.

2.Adoon ii sheegin,ayaad aaday Bosaso,waxaana ku dhintay 16-Qof oo uu sababay safarkaagii.

3.Arinka Jinsiga oo aad Bulshadii qaybaheeda nagu kicisay si khaldana noogu soo jeedisay.

“Hadii Mooshinka ansixinta Xeerka Jinsiga lagaaga adkaado ma iscasilaysaa ilayn adaa yiri ma joogayee”,Waa su’aal uu waydiiyay M.Xasan.

Xaqiiqdii waji gabax iyo kacdoon xoog badan oo lagu diidan yahay ayay dareemaysaa Sacdiyo.

Waxaa la oran karaa uma bisla Siyaasada mana laha fahamkeedii iyo hibooyinkii Siyaasi.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading