Madaxweyne Xasan Shiikh oo toos ubahdilay ra’isalwasaare Xamse

Ceeb iyo bahdil,ayaa lagula kacay ra’isalwasaare Xamse.

Cabashada Beesha Carabsaalax tabashadeeda,waxaa dhameeyay Madaxweyne Xasan,waxayna dib uqaadatay Wasiir ku xigeenkii la siiyay ee Qorshaynta.

Golaha Xukuumada meel kama soo galo Madaxweynuhu in uu xaliyo taba shadooda.

Sawirkan waa mid banaanka keenaya tuhunkii hore ee ahaa ra’iswasaaruhu in uusan shaqo ku lahayn Golaha Wasiirada magacaabidooda.

Kani waa ku xigeen waxay ahayd ra’isalwasaaruhu in uu ugu yaraan kulankan qayb ka noqdo si sawirka guud iyo fahamka sharciyada loo saxo.

G.xigeenkii Baarlamaanka,Odoyaashii dhaqanka,Wasiir ku xigeenkii iscasilay in ay uwada tagaan Madaxweynaha waa fariin cad.

Madaxweyne Xasan fariin toos ah,ayuu dirayaa oo ku leeyahay Anaa Dowlada leh.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading