Madaxweyne Xasan”Lacagtii lagu dhisi lahaa Wadada Garacad-Goldogob waa haynaa”

Madaxweyne Xasan Shiikh,waxuu si waadixa uga sheegay Xaflada xarig-jarka Dekeda Garacad in la hayo oo meel lasoo saaray Lacagtii lagu dhisi lahaa Wadada Garacad-Galkacyo-Goldogob.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading