Cabdulahi Itoobiya oo horay u ahaan jiray Madaxweyne Ku-xigeen,ayaa Jigjiga lagu xiray.
Dhinaca kale waxaa socda jahwareer siyaasadeed oo Dowlad Deegaanka ka taagan.
Labo koox ayaa loo kala baxay,Koox uu horboodayo Axmed Shide iyo kooxda Mustafa Cagjar.
Axmed Shide waxuu garabsanayaa ragii ka haray xukuumadii Cabdi Maxamuud Cumar iyo Dowladda Dhexe.
Waxaa sidoo kale meesha ka baxay qabashadii shirkii Xisbiga oo xiligiisii la dhaafay.
Lasoco wararkayaga danbe.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.