Madaxweynihii hore ee Somaliya Farmaajo,ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalla iyo Gobolka Banaadir.
Shirkan,ayaa ka furmaya 15-ka bishan caasimada Puntland ee Garowe.
Waxaa muhiim ah jawaabta Puntland ee ku aadan ku dhawaaqistan.
Puntland waxay horay usheegtay in aysan Madaxweyne u aqoonsanayn Farmaajo 7-bishan waxii ka danbeeyay.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.