Madaxweynihii hore Mudane Gaas oo ka muujiyay saamayn balaaran Garowe.

Guud ahaan Musharaxiinta Madaxweynuhu,waxay isku soo shubeen Gurigiisa.

Sidoo kale,waxaa saf ugu jira Bulshada caadiga ah qaybaheeda kala duwan.

Qiimaynta xilligan ee Musharaxiinta,wuxuu soo fuulay Madaxa hore,iyadoo laysku raacsan yahay haduu kasoo gudbo Wareega 1-Aad in uu yahay Madaxweynaha Deni badali doona.

Musharax walba oo aad waydiiso Plan-B uu leeyahay;wuxuu kuu sheegayaa in uu Gaas yahay.

Hab dhaqankiisa dabacsan ee lala moolaanshaha ogol,ayaa sababay in uu xataa Deni unoqdo Plane-B.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading