DEG-DEG: Madaxweynihii Ismaamulka Amxaarada Itoobiya oo Is-casilay

Madaxweynihii Ismaamulka Amxaarada Itoobiya, Temesgen Tiruneh, ayaa is casiley, xilli dagaallo culus ay ka socdaan xuduudka labada gobol ee Amxaraada iyo Tigreega ee Woqooyiga Itoobiya.

Warbaahinta Itoobiya, waxay ku warramaysaa in madaxweynahan uu isu casiley “Si uu qayb uga noqdo badbaadinta dalka”, waxaana isla markiiba lagu beddeley nin lagu magacaabo Ato Agenehu Teshager.

Hoggaamiyahan is casiley wuxuu shalay Facebook soo dhigey isaga oo ku lebbisan dirayska millateriga Itoobiya [Sawir].


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading