Madexweynaha Puntland Oo Saxiixay Shuruudihii Ururada Siyaasada Ee ka Qaybgalka Doorashada

11-Qodob oo ka mid ah Shuruudihii Ururada Siyaasada oo Madaxweyne Deni Qalinka ku duugay.

Tani waxay wax ka taraysaa hirgelinta nidaamka Dimuqraadiyada ee Puntland.

Majiraan wax danbe oo lagu marmarsiyoodo oo socodsiinta Dimuqraadiya lagu hir istaagi karo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading